Under Constructions
Home » Local News » News 2 » 7 Nooc Oo Dumarku U Kala Baxaan

7 Nooc Oo Dumarku U Kala Baxaan

Video gan cajaaibka ah waxaa uu ka hadlayaa noocyada kala duwan ee dumarka soomaaliyeed u kala baxaa. waxaa soo diyaarisay hooyo iyadu aad ugu dheer dhanka guurka iyo wada noolaanshaha aqalka. Bal nala daawado oo si fiican u dhuuxa xigmada somalida iyo dhaqanka islaamka ee dadkii hore lahaa.



5 comments

  1. mansha alaah hooyo somalia ilaahay hanaga dhigo kuwu raaliyooyin ah

  2. Aadbaan Ugu faraxsanahay Inaan Dhagaysto Mawduucan waana Wax dhaba Oo jira OO gabdhaha somaliyed Laga wada helayo

  3. xanuun badanaa ilahayow san nama noodanbaysay ilahayow naga saar san

  4. ASC MANSHA ALAH HOYADA SOOMALIYEED EE NA WANISAY jasakalah hoya

  5. jisamulahu khayran walahi aad ayaan uugu farxay mowduucan waa aan ladhacay oo hadana run ah oo dumarkeenu ay qabaan. Allaa noo maqan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Haybad waxaad ku leedahay, dhulkaaga hooyo