Under Constructions
Home » Local News » News 1 » NEW SONG. Heestii Cusbayd ee Fartune Omar

NEW SONG. Heestii Cusbayd ee Fartune Omar

Heestan waxay salka ku haysaa Qiso Dhab ah oo si layaab leh u dhacday.
Haweenay baa waxaa ka haajiray lammaaneheedii, waxtar iyo war iyada oo ka dhowraysay bay waxay ka heshay farriin dhakafaar iyo dhaygag ku beertay in kastoo ay filaysay in arrintu sidaa noqon doonto.
Iyada oo dareenkeeda xanuunka leh dugsanaysa waxay dareerisay heestan FARIIN: Daawasho iyo dhageysi wacan.

Waxaa Mahad mudandadka kala ah
Sucdi Muse
Abdi Xassan
Amal Dhoodi
iyo Hani Muse

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Haybad waxaad ku leedahay, dhulkaaga hooyo