SAMIR – Gullled Ahmed ft Fartun Omar
Kugu samri weyday naftan,
Kaana samri weyday…
Ereyadaasi waxay ka mid yihiin heestan cusub ee ay isla jiibinayaa Fannaaniinta da’da yar ee Guled Axmed iyo Fartuun Cumar. waa hees miraheeda iyo musiga iyo waliba maaraynta muuqaalkeeda si heersare ah loo maamulay… adaanba ka samri waayidoonin e bal nala daawada.



















Waw wa hes ad umcn wan kuhaysta inbadan
Yahoo
wow nice clip hmm thx gulled and fartun
nice song..thanks.