Under Constructions
Home » Local News » Bandhig dhaqameedka Banyule

Bandhig dhaqameedka Banyule

Waxaa dhowaan la qabtay xafladdii sannadlaha ahayd ee dagmada Banyule. Xafladdan waxaa ka soo qaybgalay ururada bulshada dagta nawaaxiga Banyule oo ay ka mid yihii Somaali fara badan.
Waxaa halkaa lagu soo bandhigay Cayaaro kala duduwan, Carwooyin kala jaada iyo adeegyo fara badan oo ka hirgala isla xaafadaha ay ka koobantahay dagmadan.
Dhanka soomaalida waxay halkaa ku soo bandhigeen waxyaalo kala duwan oo ay ka mid yihiin dhaqanka iyo hiddaha. Madaale.com waxay idiin soo gudbinaysaa muqaalo ama sawirro ka mid ah kuwii Soomaalida ka qayb qaadatay fantasiyahan. daawasho wacan.

IMG_0528

IMG_0538

IMG_0560

IMG_0565

IMG_0572

IMG_0580

IMG_0823

IMG_0225

One comment

  1. This is wanderfull photo absolutely.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Haybad waxaad ku leedahay, dhulkaaga hooyo