Under Constructions
Home » Local News » News 1 » Fartuun Cumar in Melbourne

Fartuun Cumar in Melbourne

Waxaa magaalada Melbourne ee waddanka Australia  soo caga dhigatay fannaanadda da’da yar ee sida aadka ah looga daba dhacay waayahanba Fartuun Cumar. Fartuun oo in dhoweydba la sugayey ayaa waxay xaflad ka dhigu doontaa maalinta Jimcaha ah ee  10/6/2011 magaalada Melbourne iyada oo u sii kicitimidoonta magalooyinka Brisbane iyo Perth.

Liban Baasto, Warfaa, Fartuun Cumar iyo  Abdi xakiin  at melbourne airport

 

 

 

Fartun Omar. Soo Jaleec. New Music Video 2011

2 comments

  1. omg fanaanadaa jeclaa walee wey cod mcnthy
    allaha ku deysto

  2. wlc 2 Australia madam fartuun cumar…. viva da general, da promoter and da manager…

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Haybad waxaad ku leedahay, dhulkaaga hooyo