Under Constructions
Home » Local News » News 1 » Jubba in Melbourne

Jubba in Melbourne

Waxaa magaalada Melbourne soo cagga dhigtay, Fannaanka weyn ee Cabdi Qaadir JUBBA. in dhoweydba waxaa la sugayey in Jubba u yimaado xafladna ka dhigo magaalada Melbourne.

Cabdi qaadir waxaa uu ka midyahay fannaaniinta ugu caansan fanka soomaalida aadna loo jecel yahay heesihiisa. Waxaa uu Jubba ka mid ahaa kooxo fara badan oo ay ka mid ahaayeen kooxda waaberi, isaga oo heesaa kaliya aan ahayn e waliba ku darsaday jilida riwaayadaha.  Riwaayada faraha badan ee lagu xasuusto waxaa ka mid ah : Beeney waa Run iyo Masiibadu aduunyada iyadaa u macalina

Jubba iyo asxaabtiisa waxay socdaal gaaba ku tageen Hotelka weyn ee Xafladda lagu qaban doono maalinta Sabtida.

The map of the venue

Jubba waxaa uu kula kulmay magaalada Melbour ee waddanka Australia, qaar ka mid ah asxaabtiisii hore ee xagga fanka iyo Sportiga, oo ay ka mid yihiin Yuufuf Doolow, Tulux, Ciyaartooyga weyn ee kooxda xulka kubbada cagta ee soomaaliyeed : Dooli, Ayman Yusuf iyo Mahad faarax.

This Video was made in 1986. after 24 years, he appears exactly the same today, if not younger. it features one of his best song DOOBI………Daawasho wacan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Haybad waxaad ku leedahay, dhulkaaga hooyo